Dhageyso: Wilaayada Bakool oo dagaal ku iclaamisay Maleeshiyaadka Liyuu Booliska Itoobiya.

Thursday July 28, 2022 - 16:55:14
Liibaan Jeexoow
Sheekh Cusmaan Abuu C/Raxmaan oo ah waaliga wilaayada Islaamiga Bakool ayaa iclaamiyay dagaal furan oo ka dhan ah maleeshiyaadka Liyuu Booliska dowladda Xabashida Itoobiya.
Isagoo boqolaal askari kula hadlayay duleedka deegaanka Caato ee gobolka Bakool ayuu waaliga Bakool sheegay in ay dagaal dhan walba ah lagelayaan maleeshiyaadka Itoobiya soo tababartay ee Liyuu Booliska kuwaas oo sanadadii lasoo dhaafay sare uqaaday xadgudubyada ay ugeysanayaan dadka shacabka ah.

Related Items