Sawirro: Dumar Agabyo kala duwan ugu deeqay ciidamada Al Shabaab.

Tuesday July 26, 2022 - 16:35:37
Liibaan Jeexoow
Xilli uu sii xoogeysanayo dagaalka lagula jiro ciidamada shisheeye ee kusoo duulay Soomaaliya ayay shacabka soomaaliyeed kaalin weyn ka geysanayaan taageerada halganka.
Casri waliba dumarka Muslimiintu waxay garab iyo gashaan u ahaayeen jihaadka iyo Mujaahidinta laga soo bilaabo cahdigii Nabigeena (CSW) waxeyna taban taaninayeen gulufyada ciidan ee musliminta, waxana in badan oo ka mid ah haweenkaas xustay taariikhada islaamka ee aan marnaba Duugoobin.

Alle mahadi kaalintaas wali waa halkeedi, dumarka Soomaaliyeed tan iyo isticmaar la dirirkii waxay gaashan u ahaayeen wiilashoodi halganka ku jiray sida dagaaladii uu seyidku la galay gaalada iyo wixii la socday.

Maanta oo gayigeena uu ka socdo dagaal jihaad ah oo looga soo horjeedo Macatablayda , haweynka ku dhaqan wilaayaadka islaamiga ah ayaa deeqo kala duwan la garab taagan Mujaahidinta,

Hormuudka haweenka daaciyaadka ah oo kaashanaya kuwa kale oo lamid ah ayaa dhawaan Waxay munaasabad ku qabteen Mid ha ka mid ah Goobaha iyaga u gaarka ah waxaana ujeedka Xafladu aheyd sidii ay kaalintooda uga qaadan laheen Jihaadka.

Munaasabada oo ka dhacday Hoolka munaasabadaha ee Sumaya ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuuliyiinta wilayaada iyo culimo iyo waxgaradka, waxaana ay munasabadani ka duwanayd kuwa badan oo horay u dhacay.

Agabka ay gabdhahan wareejiyeen ayaa waxaa kamid ahaa 100 go,ya la hugsado, 125 Cimaamad, 400 oo caagaga Biyaha lagu qaato oo si wanagsan loo farsamyeey a, 31 loor oo Buskud ah iyo kartoomo Timir ah waxana ay gabdhihi soo diyaariyey xafladdan ay ugu magac dhiyeen Taakuleenta Mujaahdiinta ee Nusayba Bintu kacab.

Hoos ka daawo sawirrada

Related Items