Sawirro+Kalimad: Aaska Sheekh Nuur Macallin Cabdi Raxmaan oo Kumanaan dadweyne ah kasoo qeybgaleen.

Wednesday July 13, 2022 - 20:17:39
Liibaan Jeexoow
Alle unaxariistee Aas ballaaran ayaa magaalada Bu'aale loogu sameeyay Sheekh Nuur Macallin C/raxmaan oo shalay geeriyooday.
Janaazada Sheekha waxaa kasoo qeyb galay kumanaan kun muslimiin ah oo isugu jiray culimaa'udiin,Ardaydii sheekha iyo mas'uuliyiin katirsan wilaayada islaamiga Jubbooyinka.

Sheekh Cali dheere Afhayeenka Xarakada Al Shabaab ayaa kalimad uu jeediyay uga hadlay geerida Sheekha iyo taariikhdiisi dahabiga aheyd isagoo soo bandhigay mawaaqiftii diineed ee Sheekh Nuur Macalli Cabdiraxmaan uu caanka ku ahaa.

Halkan ka dhageyso Kalimadda Sheekh Cali dheere MP3

Hoos ka daawo sawirrada Janaazada Sheekh Nuur Macallin

Related Items