Sawirro: Ciyaaro iyo dabaal degyo qurux badan oo ka dhacay Kuunyo Barroow.

Monday July 11, 2022 - 13:25:40
Liibaan Jeexoow
Galinkii dambe ee shalay waxaa fagaare ku yaalla deegaanka Kuunyo Barrow ee wilaayada islaamiga ah ee Sh-hoose ka dhacay ciyaaro iyo dabaal degyo farxadeed oo ku saabsan Munaasabadda Ciidul Adxal Mubaarak.
Hoos ka daawo sawirro quruxbadan oo lagasoo qaaday Kuunya Barroow

Related Items