Maalintii 2aad waxaa dhammaan wilaayaatka Islaamiga ka socda dabaal degyo lagu weynaynayo maalmaha Ciidul Adxaa.
Magaalada Galhareeri waxaa lagu qabtay Fantasyo ay dadku ugu dabaal degayeen munaasabadda Ciidda, maamulka islaamiga ayaa soo qaban qaabiyay ciyaaro cajiib ah waxaana kamid ahaa orodka bootinta iyo dheri jebiska.
Hoos ka daawo sawirrada
Hoos ka daawo sawirrada