Idaacadda Andalus ayaa baahisay dardaaranka dagaalyahankii weerarka 2aad ku daah furay howlgalkii weynaa ee isbuucii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Ceelbaraf ee Sh/dhexe.
Jacfar Al-ansaari oo ku dhashay magaalada Saakoow ayaa bixiyay wareysi dhinacyo badan taabanaya.