Dhageyso: Dagaalyahan muhaajir ah oo fuliyay mid kamida weeraradii naf hurnimo ee ka dhacay saldhigga Ceelbaraf.

Dhageyso: Dagaalyahan muhaajir ah oo fuliyay mid kamida weeraradii naf hurnimo ee ka dhacay saldhigga Ceelbaraf.

Wednesday May 11, 2022 - 07:26:51
16199
Liibaan Jeexoow
Jamaal Diba Diida oo loo garan ogyahay Zubeyr Al Muhaajir oo u dhashay wadanka Kenya Waa halyeeygii fuliyey camaliyadii ugu horreysay ee lagu daahfuray weerarkii deegaanka Ceelbaraf ee Sh/dhexe.
Zubeyr oo kasoo jeeda magaalada Isiolo ee dalka Kenya ayaa reebay dardaaran qiima badan oo uga hadlayo xaqiiqda ciidamada Burundi ee duullaanka ku jooga dalka Soomaaliya.

Halkan ka dhageyso dardaaranka oo dhammeystiran MP3

Related Items