Maxaan kanaqanaa Qeybaha Soomku u qeybsamo? ku dhageyso [Dersiga 8aad].

Maxaan kanaqanaa Qeybaha Soomku u qeybsamo? ku dhageyso [Dersiga 8aad].

Friday April 08, 2022 - 21:18:36
Liibaan Jeexoow
Maadama aan ku jirno bisha barakeysan ee Ramadaan waxaan idiinsoo gudbinaynaa masaa'il ku saabsan Axkaamta iyo Fiqhiga soonka.
sida Axkaamta ku saabsan dumarka iyo arrimaha gaarka u ah iyo weliba acmaasha ay tahay in laga faa'ideysto bisha Ramadaan.

Related Items