Sawirro: Dufcaddii 11aad oo ka qalin jebisay Machadka Daraasaadka islaamiga Qurduba.

Monday December 06, 2021 - 11:19:57
Liibaan Jeexoow
Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgduud waxaa lagu qabtay xaflad heer sare ah oo lagu maamuusayay arday ka qalin jebisay machadka Qurduba ee daraasaadka islaamiga ah.

Munaasabadda oo loo qabtay ardayda qalin jebinaysay oo ahaa dufcaddii 11aad waxaa kasoo qeyb galay mas'uuliyiin katirsan wilaayada islaamiga Galguduud iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Dufcadda 11aad waxaa sanadkan ka qalin jebiyay 12 wiil iyo 4 gabdhood waxayna goob fagaare ah kusoo bandhigeen qaar kamid ah wixii ay barteen.

Hoos ka Daawo sawirrada xafladdii ka dhacday degmada Ceelbuur

Related Items