Dhageyso: Falanqeyn ku saabsan dagaalkii lagu hoobtay ee Guriceel.

Wednesday October 27, 2021 - 17:43:06
Liibaan Jeexoow
Magaalada Guriceel waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka socday dagaallo culus oo galaaftay nolosha boqolaal ruux.


Hadaba waxaa lays weydiinayaa muxuu dagaalkaas uga dhignaa dhinacyadii halkaas ku dagaallamay, halkeese ku dambeeyeen maleeshiyaadkii kooxaha Suufida qabuurka caabudka ah.

Related Items