Beesha Tunni oo sheegtay in uusan metelin Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka KGS [Dhageyso].

Wednesday October 27, 2021 - 17:44:06
Liibaan Jeexoow
Suldaan Aadan Cusmaan Ibraahim, suldaanka beesha Tunni oo si kulul uga hadlay hadalkii gaalnimada ahaa ee uu ku hadaaqay gudoomiyaha baarlamanka ee KGS, Sheegayna inuu ninkaas matalin beesha, ayna waajib tahay in la dilo.


Halkan ka dhageyso Wareysiga Suldaanka

Related Items