Sawirro: Maamulka Islaamiga degmada Jamaame oo dayactiray Kanaal biyoodyo dhowr ah.

Thursday October 21, 2021 - 13:56:09
Liibaan Jeexoow
Maamulka Islaamiga degmada Jamaame ee Wilaayada Jubbooyinka iyo bulshada ku dhaqan degmada ayaa si wada jir ah ugu guuleystay dayactirka dhowr kanaal oo biyaha kasoo qaadaya wabiga Jubba qeybta uu ka maro degmada Jamaame iyo deegaanada hoostaga.


Kanaaladan Biyaha ee la dayactiray ayaa ahmiyad weyn ugu fadhiya beeraleyda, Xoola dhaqatada iyo guud ahaan bulshada ku dhaqan magaalada Jamaame iyo deegaanada ku hareereysan.

Hoos ka daawo sawirrada Kanaallada










Related Items