Uhuru Kenyatta oo waxba kama jiraan kasoo qaaday go'aankii Maxkamadda ICJ.

Wednesday October 13, 2021 - 11:59:19 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Uhuru Kenyatta oo waxba kama jiraan kasoo qaaday go'aankii Maxkamadda ICJ.

    War rasmi ah oo kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Kenya ayaa lagu sheegay in xukuumadda Nairobi aysan aqoonsaneyn go'aankii shalay kasoo baxay maxkamadda ICJ.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War rasmi ah oo kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Kenya ayaa lagu sheegay in xukuumadda Nairobi aysan aqoonsaneyn go'aankii shalay kasoo baxay maxkamadda ICJ.


Uhuru Kenyatta wuxuu sheegay in dowlad ahaan aysan aqoonsan doonin qaraarkii maxkamadda ICJ ay Soomaaliya ugu xukuntay inta badan biyihii laysku murunsanaa.

Kenyatta wuxuu ka digay in go'aankii maxkamadda uu sababo halis ku timaad ammaanka geeska Afrika isagoo umuuqday in uu DF-ka ugu caga juglaynayay udabaal degidda wax u eg guul oo ay ka gaareen dacwaddii badda.

Xukunkii shalay kasoo baxay maxkamadda fadhigeedu yahay wadanka Hollan ayaa khadkii laysku hayay badankiis siinayay Soomaaliya balse Kenya waxaa lasiiyay qeyb ka mid ah biyihii laysku murunsanaa taas oo ka dhigan in loo sharciyeey qeyb kamid ah biyaha Soomaaliya.


Ku biir Channelka SomaliMeMo ee Telegram

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items