Qarax sarkaal sirdoon lagu beegsaday oo ka dhacay magaalada Kismaayo.

Sunday October 10, 2021 - 09:28:51 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax sarkaal sirdoon lagu beegsaday oo ka dhacay magaalada Kismaayo.

    Jugta qarax aad uxooggan ayaa saaka aroortii laga maqlay magaalada dekadda leh ee Kismaayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jugta qarax aad uxooggan ayaa saaka aroortii laga maqlay magaalada dekadda leh ee Kismaayo.


Wararka ka imaanaya Jubbada hoose ayaa sheegaya in qarax lagu beegsaday sarkaal sare oo katirsanaa sirdoonka maamulka isku magacaabay 'Jubbaland' ee Axmed Madoobe hoggaamiyo.

ilo wareedyo ayaa sheegaya in qaraxa lagu bartilmaameedsaday sarkaal magaciisa lagusoo gaabiyay Ismaaciil balse illaa iyo hadda faah faahin dheeraad ah lagama hayo khasaaraha ka dhashay qaraxan.

Wixii soo kordha dib ayaan kasoo sheegi doonaa insha'Allaah

Related Items