Ehellada dadkii lagu xasuuqey Golweyn oo u hanjabay Shisheeyaha AMISOM [Dhagayso].

Thursday September 23, 2021 - 17:35:08 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ehellada dadkii lagu xasuuqey Golweyn oo u hanjabay Shisheeyaha AMISOM [Dhagayso].

    Ehellada dadkii shacabka ahaa ee lagu xasuuqey nawaaxiga deegaanka Golweyn, islamarkaana todobaadyadii lasoo dhaafay banaanbaxyo ka waday magaalada Muqdisho ayaa soo saaray war cusub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ehellada dadkii shacabka ahaa ee lagu xasuuqey nawaaxiga deegaanka Golweyn, islamarkaana todobaadyadii lasoo dhaafay banaanbaxyo ka waday magaalada Muqdisho ayaa soo saaray war cusub.


Mid kamid ah odayaasha ku hadlayay magaca ehellada dadkii shacabka ahaa ee lagu xasuuqey Golweyn ayaa sheegay iney markan diyaar u yihiin iney ka aargoostaan ciidamada Shisheeyaha, maadaama ay banaanbax iyo wadahadal waxba ku heli waayeen.

Ciidamada Shisheeyaha oo qirtay iney iyagu xasuuqeen dadkii lagu diley duleedka Golweyn ayaa ka garraabi waayay tacadigaas ay ku keceen, waxaana sidoo kale ehellada dadkooda la xasuuqey isha ka daawaday dowladda federaalka oo aan waxba u qaban.



Halkan ka dhagayso Ehellada dadkii lagu xasuuqey Golweyn oo hanjabaad direy

Xigasho: Idaacadda Alfurqaan

Related Items