Dhagayso Barnaamijka Badqabka Cuntada (04).

Thursday September 23, 2021 - 17:33:16 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhagayso Barnaamijka Badqabka Cuntada (04).

    Idaacadda Alfurqaan ayaa bilaawday barnaamij qiima badan oo ku saabsan cuntada iyo faya dhowrkeeda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda Alfurqaan ayaa bilaawday barnaamij qiima badan oo ku saabsan cuntada iyo faya dhowrkeeda.


Barnaamijka Badqabka Cuntada waa barnaamij taxane ah oo ay billowday idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, kana kooban 18 xalqo, islamarkaana ka qeybgalayaan aqoonyahanno, dhakhaatiir, culimo iyo waxgarad, waxaana looga hadlayaa ahmiyadda ay leedahay badqabka cuntada.

Dhageyso Xalqada 4aad MP3

Related Items