DAAWO: Qeybta 5aad ee Muuqaallo Lagu Gorfeynayo Qawaaniinta iyo Xeerarka ay DFS Ku Dhaqdo Dalka

Monday September 20, 2021 - 20:01:35 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: Qeybta 5aad ee Muuqaallo Lagu Gorfeynayo Qawaaniinta iyo Xeerarka ay DFS Ku Dhaqdo Dalka

    Mu'asasada Alkataa'ib ayaa baahisay qeybtii 5aad ee silsiladda ساء مايحكمون oo lagu faaqidayo dastuurka Soomaaliya iyo xeerarka baalmarsan shareecada Islaamka ee ay ku dhaqanto dowlada federaalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Alkataa'ib ayaa baahisay qeybtii 5aad ee silsiladda ساء مايحكمون oo lagu faaqidayo dastuurka Soomaaliya iyo xeerarka baalmarsan shareecada Islaamka ee ay ku dhaqanto dowlada federaalka Soomaaliya.

Qeybtan oo ah mid aad u xiiso badan waxaa ka qeyb qaadanaya Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil, Sheekh Maxamed Macalin Xasan iyo culimo kale oo Soomaaliyeed.

Waxaa sidoo kale ku lifaaqan aqwaash Sheekh Al-Baani, Sheykh Cutheymiin iyo Sheekh Ibnu Baaz ee ku aadan Dimuquraadiyada iyo Dasaatiirta lagu dhaqo wadamada Muslimiinta.

Halkan ka degso Filimka

Facebook toos uga daawo

Related Items