Rooble oo arrinta Ikraan Tahliil kala hadlay Midowga Musharixiinta.

Tuesday September 14, 2021 - 18:03:24 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rooble oo arrinta Ikraan Tahliil kala hadlay Midowga Musharixiinta.

    Magaalada Muqdisho waxaa wali ka taagan xiisadahii ka dhashay dilkii foosha xumaa ee sirdoonka dowladda uu kula kacay sarkaalad Ikraan Tahliil.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Muqdisho waxaa wali ka taagan xiisadahii ka dhashay dilkii foosha xumaa ee sirdoonka dowladda uu kula kacay sarkaalad Ikraan Tahliil.


R/wasaare Max'med Xuseen Rooble ayaa gurigiisa kula kulmay mas'uuliyiinta ugu sarraysa Ururka Midowga Musharixiinta oo ay ku midaysanyihiin siyaasiyiinta ugu tunka weyn musharixiinta xil doonka ah.

War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska R/wasaaraha ayaa lagu sheegay in Rooble uu siyaasiyiintan kala tashaday sida loo maaraynayo khilaafka ka dhashay dilka Ikraan Tahliil.

Xalay ayay aheyd markii uu Farmaajo magacaabay guddi dabagal ku sameeya kiiska Ikraan Tahliil wuxuuna guddigan ahaa mid khilaafsan midkii uu horay u magacaabay Rooble.


Ku biir Channelka SomaliMeMo ee Telegram

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items