Hoggaamiyaha Al Qaacidda oo boggaadiyay sidii ay Al Shabaab diinta islaamka ugu qanciyeen maxbuusaddii Caa'isha Romano [Dhageyso].

Sunday September 12, 2021 - 13:50:48 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hoggaamiyaha Al Qaacidda oo boggaadiyay sidii ay Al Shabaab diinta islaamka ugu qanciyeen maxbuusaddii Caa'isha Romano [Dhageyso].

    Mu'asasada As-sahab ayaa baahisay kalimad maqal iyo muuqaal ah oo uu jeedinayo Sheekh Ayman Al Dawaahiri oo ah hoggaamiyaha Ururka Al Qaacidda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada As-sahab ayaa baahisay kalimad maqal iyo muuqaal ah oo uu jeedinayo Sheekh Ayman Al Dawaahiri oo ah hoggaamiyaha Ururka Al Qaacidda.


Sheekh Ayman Ad-Dawaahir ayaa kalimad cusub oo uu jeediyay ayaa Al Shabaab ku bogaadiyay howlgallada Jihaadiga ah ee "Qudus lama Yahuudeynayo" ee ay ku beegsadeen saldhigyadii Mareykanka, sidoo kalena sheegay in ay muujiyeen suuradda dhabta ah ee Islaamka markii uu Allah gacantooda ku hanuuniyay maxbuusad Talyaani ah oo ay heysteen taas oo ah Caa’isha Romano oo tacaamulkii wanaagsanaa ee ay ka aragtay jihaadiyiinta Soomaaliya uu ku hogaamiyay in ay qaadato diinta Islaamka,


Warbixintan ku dhageyso nuxurka kalimadda Dr. Ayman Dawaahiri oo boggaadiyay sidii ay Al Shabaab diinta islaamka ugu qanciyeen maxbuusaddii Caa’isha Romano.

Related Items