Museveni oo khilaafka ka dhaxeeya madaxda dowladda ku sifeeyay 'AIDS' Siyaasadeed.

Thursday September 09, 2021 - 12:54:41 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Museveni oo khilaafka ka dhaxeeya madaxda dowladda ku sifeeyay 'AIDS' Siyaasadeed.

    Mid kamida hoggaamiyaasha ay ciidamadiisu duullaanka kusoo qaadeen dalka Soomaaliya ayaa ka digay in khilaafka udhaxeeya madaxda dowladda Federaalka uu sababi doono in ciidamada ajnabiga ah ay dalka isaga baxaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid kamida hoggaamiyaasha ay ciidamadiisu duullaanka kusoo qaadeen dalka Soomaaliya ayaa ka digay in khilaafka udhaxeeya madaxda dowladda Federaalka uu sababi doono in ciidamada ajnabiga ah ay dalka isaga baxaan.


Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa shaaciyay in ismariwaaga udhaxeeya Farmaajo iyo R/wasaarihiisa Max'med Xuseen Rooble uu sababi karo in Uganda ay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya.

isagoo wareysi siinayay Telefeshinka France24 ayuu soo hadal qaaday khilaafka aadka uxooggan ee kajira Villa Somalia.


"Soomaaliya waxay ka sheeganaysaa dagaal daakhili ah" isagoona ismariwaaga udhaxeeya hoggaamiyaasha dabadhilifyada ku sifeeyay "Aids siyaasadeed".

Dowladda Uganda waxaa Soomaaliya ka jooga in kabadan 6,000 oo askari kuwaas oo gacanta ku haya xarunta madaxtooyada iyo guriga R/wasaaraha.

Ku biir Channelka SomaliMeMo ee Telegram

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho


Related Items