DAAWO: Qeybtii 2aad ee Muuqaalada lagu faaqidayo sida Dastuurka DFS u Baalmarsan Yahay Shareecada Islaamka oo la Baahiyey.

Wednesday September 08, 2021 - 19:25:21 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: Qeybtii 2aad ee Muuqaalada lagu faaqidayo sida Dastuurka DFS u Baalmarsan Yahay Shareecada Islaamka oo la Baahiyey.

    Mu'asasada Alkataa'ib ayaa caawa baahisay qeybtii 2aad ee taxanaha lagu faaqidayo dastuurka DFS Soomaaliya iyo qawaaniinta baalmarsan shareecada Islaamka ee ku qeexan dastuurka. Xalqadan waxaa diiradda lagu saarayaa Dimuquraadiyada iyo Calm

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Alkataa'ib ayaa caawa baahisay qeybtii 2aad ee taxanaha lagu faaqidayo dastuurka DFS Soomaaliya iyo qawaaniinta baalmarsan shareecada Islaamka ee ku qeexan dastuurka. Xalqadan waxaa diiradda lagu saarayaa Dimuquraadiyada iyo Calmaaniyada iyo waxa uu dastuurka DFS ka yiri labadaa nidaam.



Martida ama duyuufta ka qeyb qaadaneysa waxaa ka mid ah Mas’uuliyiin iyo culimo kala duwan sida Sheekh Suldaan Muxamad Aala Muxammad, Sheekh Xusseen Cali Fiidoow, Sheekh Xasan Yacquub Cali iyo Amiirkii hore ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Abuu Zubeyr oo kalimaad ku leh mawaadiincda qaar.

Culimo ka baxsan Xarakada

Filimka waxaa kasoo muuqanaya Culimo aan ka tirsaneyn Xarakada oo si adag uga hadlaya mowduuca sida Sheekh Maxamed Macalin Xasan, Sheekh Maxamed Rashaad, Sheekh Nuur Macalin CabdiRaxmaan, Sheekh Jaamac Cabdi Salaam, iyo Nabadoon Ibraahim Shaacir.



Waxaa sidoo kale ku lifaaqan Nusuus kitaabka iyo sunaha ah iyo aqwaasha qaar ka mid ah culimada Muslimiinta kuwii hore iyo kuwii dambe intaba.

Halkaan ka degso Muuqaalka

Ka Daawo Facebook Russia.

Baro sida loo sameysto Facebook Russia.

Related Items