Dhageyso: Dagaalyahan kasoo jeeda Kenya oo fuliyay Weerarkii Naf hurbnimo ee saldhigga Cammaara.

Wednesday September 08, 2021 - 09:58:31 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 9 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Dagaalyahan kasoo jeeda Kenya oo fuliyay Weerarkii Naf hurbnimo ee saldhigga Cammaara.

    Idaacadda Andalus ayaa xalay baahisay wareysi laga duubay dagaalyahankii weerarka naf hurnimo ku daah furay dagaalkii cuslaa ee bishii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Cammaara.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda Andalus ayaa xalay baahisay wareysi laga duubay dagaalyahankii weerarka naf hurnimo ku daah furay dagaalkii cuslaa ee bishii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Cammaara.

Cabdi Raxmaan Zeynudiin oo kasoo jeeda dalka Kenya gaar ahaan gobolka Xeebta Mombasa ayaa weerarka fuliyay, wareysigan laga duubay ayuu ku diray farriimo ku socda muslimiinta mandiqadda.

Halkan ka dhageyso MP3

Related Items