Shil ay dad ku dhinteen oo ka dhacay duleedka degmada Maxaas.

Tuesday September 07, 2021 - 06:11:10 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shil ay dad ku dhinteen oo ka dhacay duleedka degmada Maxaas.

    Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in shil sababay dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay deegaan dhaca bariga wadankaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sawir hore gaari rogmaday
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in shil sababay dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay deegaan dhaca bariga wadankaasi.


Ugu yaraan sedax ruux oo shacab ah ayaa dhintay kadib markii uu rogmaday gaari rakaab ah xilli uu marayay duleedka degmada Maxaas.

Sida ay sheegeen dadkii ka badbaaday shilkan gaariga oo ka yimid dhanka Beledweyne ayaa si lama filaan ah wadada uga baxay.

Ma ahan markii ugu horraysay oo shil khasaara dhaliyay uu ka dhaco gobolka Hiiraan.

Ku biir Channelka SomaliMeMo ee Telegram

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items