R/wasaare Rooble oo Eryay Fahad Yaasiin taliyihii Sirdoonka mas'uul cusubna magacaabay.

Monday September 06, 2021 - 08:15:41 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    R/wasaare Rooble oo Eryay Fahad Yaasiin taliyihii Sirdoonka mas'uul cusubna magacaabay.

    Qoraal kasoo baxay xafiiska R/wasaaraha dowladda Federaalka ayaa shaqada looga eryay Fahad Yaasiin oo ahaa taliyaha Nabad sugidda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoraal kasoo baxay xafiiska R/wasaaraha dowladda Federaalka ayaa shaqada looga eryay Fahad Yaasiin oo ahaa taliyaha Nabad sugidda.

Wareegtada kasoo baxday R/wasaare Rooble ayaa lagu sheegay in taliyaha Nabad sugidda uu ku dhaxmilmay arrimaha siyaasadda islamarkaana uu ka madax adeyga in uu caddeymo waafi ah ka bixiyo kiiska sarkaalad Ikraan Tahliil oo bilo ka hor ay qafaaleen saraakiisha Nabad sugidda kadibna ay dileen.

Xilka taliyaha cusub ee sirdoonka waxaa si KMG ah loogu dhiibay Bashiir Goobe, Xafiiska R/wasaaraha ayaa Fahad Yaasiin amray in muddo sedax maalmood gudahood ah uu xilka ku wareejiyo.


Related Items