Sawirro: Reer Afghanistan oo dhigaya dabaal degyo ay ku muujinayaan farxadda Xuriyadda.

Wednesday September 01, 2021 - 09:00:28 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Reer Afghanistan oo dhigaya dabaal degyo ay ku muujinayaan farxadda Xuriyadda.

    Dhammaan magaalooyinka waaweyn ee dalka Afghanistan waxaa ka socda dabaal degyo ay dhigayaan malaayiin ruux kuwaas oo ay ku muujinayaan guusha ay ka gaareen dagaalkii lalasoo galay Mareykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan magaalooyinka waaweyn ee dalka Afghanistan waxaa ka socda dabaal degyo ay dhigayaan malaayiin ruux kuwaas oo ay ku muujinayaan guusha ay ka gaareen dagaalkii lalasoo galay Mareykanka.


Magaalooyin ay kamid yihiin Kaabuul,Qandahaar, Khoosti iyo Jalalabaad ayay isugusoo baxeen malaayiin ruux.

Mas'uuliyiin katirsan Imaarada Islaamiga ah ayaa fagaarayaal kala hadlay shacabka iskusoo baxay waxayna uballan qaadeen in lasoo dhisi doono nidaam islaami ah oo ka shaqeyn doono masaalixda shacabka.

Iskusoo baxyadan farxadeed waxay imaanayaan xilli shalay uu askarigii ugu dambeeyay oo American ah.











Ku biir Channelka SomaliMeMo ee Telegram

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items