Joe Biden oo qiray in dalka Afghanistan uu yahay Xabaalaha soo duulayaasha [Dhageyso Warbixin].

Tuesday August 17, 2021 - 16:44:30 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Joe Biden oo qiray in dalka Afghanistan uu yahay Xabaalaha soo duulayaasha [Dhageyso Warbixin].

    Madaxweynaha Mareykanka ayaa xalay jeediyay khudbad uu uga hadlayay isbedelka ka dhacay Afghanistan iyo dagaalkii ay ciidamadiisu ka galeen wadankaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Mareykanka ayaa xalay jeediyay khudbad uu uga hadlayay isbedelka ka dhacay Afghanistan iyo dagaalkii ay ciidamadiisu ka galeen wadankaasi.


Khudbadda Biden oo aheyd mid daciif ah wuxuu ku qiray in dalka Afghanistan uu yahay xabaalaha soo duulayaasha isagoo qiil uyeelan dib ugurashada aan qaabaysnayn ee ay ciidamadiisu kasoo sameeyeen Kaabuul.

Related Items