Sidee ku bilowday duullaankii Mareykanka ee Afghanistan sideese ku dhammaaday [dhageyso Warbixin].

Tuesday August 17, 2021 - 13:44:24 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sidee ku bilowday duullaankii Mareykanka ee Afghanistan sideese ku dhammaaday [dhageyso Warbixin].

    Dowladaha reergalbeedka gaar ahaan Mareykanka ayaa si xun loogu jebiyay duullaankii ay 20 sana ka hor ku qaadeen dalka Afghanistan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladaha reergalbeedka gaar ahaan Mareykanka ayaa si xun loogu jebiyay duullaankii ay 20 sana ka hor ku qaadeen dalka Afghanistan.


Qabsashadii Taliban ee magaalada Kaabuul 15kii bishaan agoosto ayaa caalamka usoo bandhigtay sida uu ufashilmay duullaankii Mareykanka ee Afghanistan.

Warbixinay baahisay Idaacad islaami ah ayay diiradda ku saartay bilaawga duullaanka iyo sida uu ku dhammaaday.

Halkan ka degso warbixinta MP3 ama hoos ka dhageyso

Related Items