Duqeyn khasaara dhalisay oo ka dhacday deegaan katirsan gobolka Mudug.

Tuesday July 27, 2021 - 16:43:53 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duqeyn khasaara dhalisay oo ka dhacday deegaan katirsan gobolka Mudug.

    Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ee dhaca bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in markale duqeyn lagu qaaday goob ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ashaamud ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ee dhaca bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in markale duqeyn lagu qaaday goob ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ashaamud ah.


Maanta gelinkii dambe ayaa weerar madaafiic ah oo aad uculus lala helay saldhig ay duleedka deegaanka Bacaadweyne ka sameysteen maleeshiyaadka 'Galmudug' iyo kuwa DF-ka.

ilo wareedyo ayaa xaqiijinaya in weerarka ay ku dhaawacmeen illaa 8 askari, inta badan dhaawacyada soo gaaray ciidamada ayaa ah mid culus.

Dagaalyahannada Al Shabaab ayaa la sheegay in ay kulaalayaan deegaanka Bacaadweyne halkaas oo isbuucyadii lasoo dhaafay ay ka dhacayeen dagaallo iyo duqeymo culus.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items