Sawirro: Andalus oo Abaal marin guddoonsiisay dad ka qeyb galay tartan aqooneed.

Tuesday July 27, 2021 - 11:47:55 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Andalus oo Abaal marin guddoonsiisay dad ka qeyb galay tartan aqooneed.

    Fagaare kuyaal magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe waxaa lagu qabtay munaasabad haddiyado lagu guddoonsiinayay dad ka socday qeybaha kala duwan ee bulshada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fagaare kuyaal magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe waxaa lagu qabtay munaasabad haddiyado lagu guddoonsiinayay dad ka socday qeybaha kala duwan ee bulshada.


Idaacadda Andalus ayaa soo qaban qaabisay barnaamij heer sare ah oo lagu bogaadinayay dadka kaalinta weyn ku leh horumarinta bulshada kaalina ka qaatay halganka lagula jiro shisheeyaha, waxaa kale oo dadka la abaalmariyay kamid ahaa kuwa aqoontooda soo bandhigay.

Barnaamijkan oo qeyb ka ahaa dabaal degyadii munaasabadihii ciidul adxaa ayay idaacaddu hadiyado ku guddoonsiisay qaar kamid ah dadkii ka qeyb galay tartan aqooneed lagu qabtay isla fagaraaha magaalada Jilib.





















Related Items