Xoogag Jihaadi ah oo weeraray saldhig ay ciidamada Itoobiya ku leeyihiin Bakool.

Sunday July 25, 2021 - 13:08:37 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 3
  • Share via Social Media

    Xoogag Jihaadi ah oo weeraray saldhig ay ciidamada Itoobiya ku leeyihiin Bakool.

    Wararka ka imaanaya Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in weerar culus lagu qaaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada Xabashida Itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sawir hore xabashi gobolka Baay lagu weeraray
Wararka ka imaanaya Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in weerar culus lagu qaaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada Xabashida Itoobiya.


Xalay saqdii dhexe ayay xoogag jihaadi ah dhowr jiho ka weerareen saldhigga ugu weyn ee ciidamada Itoobiya ka sameysteen gudaha degmada Waajid.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen hugunka rasaas iyo dhawaqa madaafiic ay labada dhinac isdhaafsanayeen, illaa iyo hadda lama oga khasaaraha weerarkan kasoo gaaray ciidamada ajnabiga ah ee la hujuumay.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items