Sawirro: Fantayso Xiisa badan oo lagu qabtay degmada Jilib.

Wednesday July 21, 2021 - 17:22:16 in Wararka by
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Fantayso Xiisa badan oo lagu qabtay degmada Jilib.

    Magaalada Jilib ee gobolka Jubbda dhexe waxaa shalay lagu qabtay munaasabad ballaaran oo qeyb ka ah dabaal degyada munaasabadda Ciidul Adxaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Jilib ee gobolka Jubbda dhexe waxaa shalay lagu qabtay munaasabad ballaaran oo qeyb ka ah dabaal degyada munaasabadda Ciidul Adxaa.

Fagaaraha magaalada Jilib ayaa lagusoo bandhigay ciyaaro cajiib ah oo ay ka heleen dadkii usoo daawasho tagay.

Hoos ka daawo sawirrada Fantasyaha lagu qabtay Jilib








































Related Items