Sawirro: Sida salaadda Ciidda looga tukaday degmada Saakoow.

Tuesday July 20, 2021 - 19:27:56 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Sida salaadda Ciidda looga tukaday degmada Saakoow.

    Boqolaal ka mid ah Bulshada Muslimiinta ah ayaa maanta isugu soo baxaya Fagaaro weyn oo ku yaal Degmada Saakow ee wilaayada islamaiga ah ee Jubooyinka , Halkaas oo ay ku dukanayeen Labada rakco ee salaada Ciidul Al-Adxaa Al-Mubaarak

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqolaal ka mid ah Bulshada Muslimiinta ah ayaa maanta isugu soo baxaya Fagaaro weyn oo ku yaal Degmada Saakow ee wilaayada islamaiga ah ee Jubooyinka , Halkaas oo ay ku dukanayeen Labada rakco ee salaada Ciidul Al-Adxaa Al-Mubaarak


Bulshada ayaa wajiyadooda laga dheehanayay Farxada ciida , iyagoona ku labisnaa Dhar waafaqsan shareecada islaamka , wexeyna isug tahniyadeynayeen Farxada Maalinka koowaad ee munaasabada ciidul Al-Adxaa Al-Mubaarak oo maanta laga oogay caalamka.




Halkaan ka daawo sawirrada oo badan

Related Items