Sawirro: degmada Salagle oo si heer sare ah looga ciiday.

Tuesday July 20, 2021 - 19:19:01 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: degmada Salagle oo si heer sare ah looga ciiday.

    Salagle oo kamid ah degmooyinka Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa waxaa maanta looga ciiday si aad u heer sarreysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Salagle oo kamid ah degmooyinka Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa waxaa maanta looga ciiday si aad u heer sarreysa.


Salaada ayaa waxaa lagu oogay fagaarayaasha magaalada iyadoo sidoo kale la gowracay xoolaha udxiyada.

Jawi nabad ah, cimilada oo qabow, dhirta oo cagaaran iyo dhulkoo barwaaqo ah ayay reer salagle iyo ciidamada Mujaahidiintu maanta ku ciideen.




Halkan ka daawo sawirrada oo dhameystiran

Related Items