100,000 Muslimiin ah oo Salaadda Ciidda Ku Tukaday Masjidka Al Aqsaa.

Tuesday July 20, 2021 - 18:44:28 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    100,000 Muslimiin ah oo Salaadda Ciidda Ku Tukaday Masjidka Al Aqsaa.

    Inta badan Muslimiinta ku dhaqan wadamada caalamka islaamka ayaa maanta udabaal degay munaasabadda ciidul Adxaa ee Barakaysan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inta badan Muslimiinta ku dhaqan wadamada caalamka islaamka ayaa maanta udabaal degay munaasabadda ciidul Adxaa ee Barakaysan.


Dowladaha kala ah Muritaaniya, Al Maqrib iyo Juzurul qamar ayaa ku dhawaaqay in maalinta arbacada ay tahay maalinta koowaad ee ciidul Adxaa.

Magaalada Qudus ee Ixtilaalka kujirta boqolaal kun muslimiin ah ayaa goob fagaare ah ku tukaday salaadda, gudaha iyo hareeraha Masjidka Barakeysan ee Al Aqsaa waxaa ku tukaday illaa 100 kun oo ruux muslimiin ah.










Related Items