Sawirro+Codad: Dhismaha Dabaqa 2aad ee Masjidka Bu'aale oo bilaawday.

Tuesday July 20, 2021 - 17:42:33 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+Codad: Dhismaha Dabaqa 2aad ee Masjidka Bu'aale oo bilaawday.

    Maxaa marxalad dhexe maraya dhismaha Majid jaamaca weyn ee degmada Bu'aale kaasi oo muddo bila ah uu dhismuhiisu socdo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxaa marxalad dhexe maraya dhismaha Majid jaamaca weyn ee degmada Bu'aale kaasi oo muddo bila ah uu dhismuhiisu socdo
Guddiga dhismaha masjidka oo ka warbixinyay meesha ay wax marayaan ayaa sheegaya in bilaaw uu yahay dabaqa labaad waxayna markale dadka muxsiniinta ah ka codsadeen in ay qarash ku tabarucaan dhismaha masjidka si loo gaaro waxa latiigsanayo oo ah in masjidka laga dhigo sedax dabaq.

Halkan ka dhageyso mid kamida guddiga oo ka warbixinaya halka ay waxmarayaan MP3










Related Items