Dhageyso: Wareysi lala yeeshay dagaalyahankii fuliyay weerarkii Naf Hurnimo ee deegaanka Bacaadweyne.

Monday July 19, 2021 - 10:42:37 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Wareysi lala yeeshay dagaalyahankii fuliyay weerarkii Naf Hurnimo ee deegaanka Bacaadweyne.

    Idaacadda Islaamiga Al-andalus ayaa xalay baahisay wareysi gaar ah oo ay la yeelatay Axmed Cabdullaahi Cabdulqaadir oo ku magac dheeraa Shaakir sidoo kalane loo yaqaanay cumeyr waa dagaalyahankii fuliyay weerarkii Naf hurnimo ee maalintii jimcihii l

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda Islaamiga Al-andalus ayaa xalay baahisay wareysi gaar ah oo ay la yeelatay Axmed Cabdullaahi Cabdulqaadir oo ku magac dheeraa Shaakir sidoo kalane loo yaqaanay cumeyr waa dagaalyahankii fuliyay weerarkii Naf hurnimo ee maalintii jimcihii lasoo dhaafay ka dhacday duleedka deegaanka Bacaadweyne.


Dagaalyahankan wuxuu kasoo jeedaa beesha Tuni wareysiga uu bixiyay ayuu farriimo adag ugu dirayaa maleeshiyaadka dowladda iyo ciidamada shisheeye ee dalka kusoo duulay.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Al-istish-haadi Cumeyr.

Xigasho: Radio Andalus

Related Items