Weerar Askar lagu dilay oo ka dhacay mid kamida degmooyinka gobolka Banaadir.

Saturday July 17, 2021 - 12:03:35 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Askar lagu dilay oo ka dhacay mid kamida degmooyinka gobolka Banaadir.

    Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar hubaysan oo lagu dilay ciidamo katirsan booliska dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sawir hore askari laga dilay ciidanka dowladda
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar hubaysan oo lagu dilay ciidamo katirsan booliska dowladda Federaalka Soomaaliya.


Weerarka oo ka dhacay bar koontarool oo kutaal degmada Dayniile ayaa sababay dhimashada sedax askari sida lagu sheegay war kasoo baxay Al Shabaab.

"Mujaahidiinta ayaa weerar cagmarin ah ku qaaday bar koontarool oo kutaal degmada Dayniile, dhimashadu waa sedax askari iyadoona lagasoo qaniimeystay sedax qori" ayaa lagu yiri war ay baahisay idaacadda Andalus.


Isbuucyadii lasoo dhaafay ayay weeraro si xowlli ah ku socday uga dhacayeen inta badan degmooyinka gobolka Banaadir waxaana weeraradaas lagu dilayay askar iyo saraakiil.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items