isqab qabsi dhanka maamulka ah oo ka jira degmada Buula Burde.

Thursday July 15, 2021 - 18:12:36 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    isqab qabsi dhanka maamulka ah oo ka jira degmada Buula Burde.

    Xiisado siyaasadeed ayaa ka aloosan magaalada Buula Buurde ee gobolka Hiiraan kadib markii shaqada laga eryay guddoomiyihii degmadaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiisado siyaasadeed ayaa ka aloosan magaalada Buula Buurde ee gobolka Hiiraan kadib markii shaqada laga eryay guddoomiyihii degmadaasi.


Maleeshiyaad hubaysan oo daacad u ah guddoomiyihii la eryay ayaa lagu arkayaa xaafado katirsan degmada, Max'med Cali Caadle oo ah wasiirka arrimaha gudaha maamulka Hirshabelle ayaa wareegto uu soo saaray ku sheegay in uu shaqada ka joojiyay guddoomiyihii Buula Burde.

Faysal Haajir Aadan ayaa lacasilay waxaana Guddoomiyaha cusub ee degmadaasi loo magacaabay Axmed Mahad Nuur, isqab qabsiga ku saabsan maamulka degmada Buula Burde ayaa bilihii lasoo dhaafay soo jiitamayay.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items