Dhageyso: Wareysi lala yeeshay dagaalyahankii fuliyay Weerarkii Saldhigga Wisil.

Wednesday June 30, 2021 - 12:26:16 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 2.8/5 Stars) Total Votes: 5
  • 4 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Wareysi lala yeeshay dagaalyahankii fuliyay Weerarkii Saldhigga Wisil.

    Idaacadda Andalus ee ku hadasha Afka Al Shabaab ayaa baahisay dardaaran uu reebay dagaalyahankii weerarka naf-hurnimo ku daah furay dagaalkii dhowaan ka dhacay deegaanka Wisil ee gobolka Mudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda Andalus ee ku hadasha Afka Al Shabaab ayaa baahisay dardaaran uu reebay dagaalyahankii weerarka naf-hurnimo ku daah furay dagaalkii dhowaan ka dhacay deegaanka Wisil ee gobolka Mudug.


Sagaar Mad Huroow oo ku magac dheeraa Cabdullaahi Jeeri wuxuu ka dhashay qabiilka Hadamo ee beelweynta Raxanweyn, dagaalyahankan ayaa ku dhashay degmada Rabdhuurrre ee gobolka Bakool.

Wareysi laga duubay ka hor intii uusan fulin weerarkii Wisil ayuu uga hadlay waxa ku riixay in uu camaliyadda galo isagoo dardaaranno ureebay umadda Soomaaliyeed.

Halkan ka degso wareysiga MP3

Xigasho: Idaacadda Andalus

Related Items