Sarkaal katirsan Maleeshiyaad Gorgor oo lagu dilay degmada Wadajir.

Monday June 21, 2021 - 08:59:54 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Sarkaal katirsan Maleeshiyaad Gorgor oo lagu dilay degmada Wadajir.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil qorshaysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay mid kamida degmooyinka gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil qorshaysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay mid kamida degmooyinka gobolka Banaadir.


Xoogag hubaysan ayaa xalay weerar ka dhacay mid kamida xaafadaha degmada Wadajir ku dilay sarkaal sare oo katirsanaa ciidamada melleteriga DF-ka.

ilo wareedyo ayaa xaqiijinaya in rag hubaysan ay weerar qorshaysan ku dileen Sarkaal lagu magacaabi jiray Axmed Cali oo ahaa taliye horin katirsan ciidamada dowladda Turkigu tababaray ee loo yaqaan Gorgor.


Mas'uulka weerarkan waxaa sheegtay Al Shabaab sida ay baahisay Idaacadda Islaamiga Andalus.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items