Dood Kulul oo dhexmartay odayaal Soomaaliyeed iyo Sarkaal Katirsan DF [Dhagayso].

Wednesday June 16, 2021 - 11:10:43 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dood Kulul oo dhexmartay odayaal Soomaaliyeed iyo Sarkaal Katirsan DF [Dhagayso].

    Ugaas Xuseen Ugaas Cabdullaahi iyo Nabadoon Maxamed Qooje oo isku aragti ahaa ayaa la dooday Maxamad Xuseen oo kamid ah saraakiisha ciidamada Dowladda federaalka ee gobolka Gedo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugaas Xuseen Ugaas Cabdullaahi iyo Nabadoon Maxamed Qooje oo isku aragti ahaa ayaa la dooday Maxamad Xuseen oo kamid ah saraakiisha ciidamada Dowladda federaalka ee gobolka Gedo.


Dooda oo ahayd mid dhinacyo badan taabaneysa ayaa arimaha looga dooday waxaa kamid ahaa duqeyntii Kenyaatigu ka geysteen Ceel cadde, waxaana sidoo kale lagu soo hadal qaaday laba wejiileynta dowladda Kenya, marka loo eego la tacaamulkeeda Dowladda federaalka.

Dood dhexmartay Odayaal Soomaaliyeed iyo Sarkaal katirsan Dowladda Federaalka


Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items