Dhageyso: Waaliga Banaadir oo ka hadlay weerarkii Naf hurnimo ee ka dhacay meel ku dhow saldhigga Turkiga.

Tuesday June 15, 2021 - 19:59:43 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Waaliga Banaadir oo ka hadlay weerarkii Naf hurnimo ee ka dhacay meel ku dhow saldhigga Turkiga.

    Sheekh Muuse Caraale oo ah waaliga wilaayada Banaadir ayaa wareysi uu siiyay Idaacadda Andalus uga hadlay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee maanta ka dhacay meel ku dhow saldhigga Turkiga ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Muuse Caraale oo ah waaliga wilaayada Banaadir ayaa wareysi uu siiyay Idaacadda Andalus uga hadlay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee maanta ka dhacay meel ku dhow saldhigga Turkiga ee magaalada Muqdisho.


Waaliga ayaa si qota dheer uga hadlay khasaaraha ka dhashay qaraxii maanta iyo ku lug lahaanshiyaha dowladda Turkiga ee duullaanka Soomaaliya.

Isha Maqalka: Radio Andalus

Related Items