Dowladda Kenya oo xayiraaddii ka qaadday diyaaradihii Soomaaliya tagi jiray.

Thursday June 10, 2021 - 19:53:51 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Kenya oo xayiraaddii ka qaadday diyaaradihii Soomaaliya tagi jiray.

    War rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Kenya ayaa lagu sheegay in dib loo furay dhammaan duulimaadyadii diyaaradaha ee ka tagi jiray Soomaaliya iyo kuwii aadi jiray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Kenya ayaa lagu sheegay in dib loo furay dhammaan duulimaadyadii diyaaradaha ee ka tagi jiray Soomaaliya iyo kuwii aadi jiray.


Wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda Nairobi ayaa sababta ay dib ugu furtay duulimaadyada rayidka ah ku sheegtay mid qeyb ka ah dib usoo celinta cilaaqaadka kala dhaxeeya dowladda Federaalka.

Kenya ayaa bishii lasoo dhaafay joojisay dhammaan diyaaradihii ka tagi jiray ee dalkeeda ee Soomaaliya aadi jiray waxayna tallaabadaas usameysay iyadoo ka jawaabaysay diyaaradihii Qaadka ee dowladda Farmaajo ay joojisay.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items