C/raxmaan Cali Axmed oo udhintay dhaawac kasoo gaaray duqeymihii diyaaradaha Kenya ee Ceel Cadde.

Monday June 07, 2021 - 12:03:18 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    C/raxmaan Cali Axmed oo udhintay dhaawac kasoo gaaray duqeymihii diyaaradaha Kenya ee Ceel Cadde.

    Waxaa sii kordhay khasaaraha dhimasho ee ka dhashay weerarkii bahalnimo ee diyaaradaha Kenya ay khamiistii lasoo dhaafay ka geysteen gobolka Gedo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa sii kordhay khasaaraha dhimasho ee ka dhashay weerarkii bahalnimo ee diyaaradaha Kenya ay khamiistii lasoo dhaafay ka geysteen gobolka Gedo.


Wararka laga helayo degmada Ceelcadde ayaa xaqiijinaya in uu dhaawac u dhintay C/raxmaan Cali Axmed Sheekh oo ahaa 8 bilood jir ku dhaawacmay xasuuqii diyaaradaha Kenya ay geysteen.

Ehellada canuggan yar ayaa xaqiijiyay geeridiisa waxaana dhanka Muqdisho loo qaaday afar qof oo duqeynta ku dhaawacmay kuwaas oo dhammaatood ahaa carruur walaalo ah.

Duqeyntii dhacday khamiistii lasoo dhaafay waxaa ku dhimatay Sahro Aadan Shariif oo aheyd hooyada dhashay ilmaha dhaawacmay balse dhimashada Cabdi Raxmaan ayaa dhimashada guud ka dhigaysa 2 qof.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items