Faransiiska oo ku dhawaaqay in uu si KMG ah ujoojiyay howlgalladii ciidamadiisa ee Maali.

Saturday June 05, 2021 - 09:50:03 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faransiiska oo ku dhawaaqay in uu si KMG ah ujoojiyay howlgalladii ciidamadiisa ee Maali.

    War rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Faransiiska ayaa lagu sheegay in ay hakad gelisay dhammaan howlgalladii melleteri ee ay ka wadday dalka Maali.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Faransiiska ayaa lagu sheegay in ay hakad gelisay dhammaan howlgalladii melleteri ee ay ka wadday dalka Maali.


Xukuumadda Paris ayaa sheegtay in aysan howlgal melleteri lasameyn doonin ciidamada xukuumadda Maali balse ay ka war sugayso dadaallada ay wadaan Ururka Midowga Afrika iyo Urur goboleedka galbeedka qaaradda Afrika.

Wasaaradda arrimaha ciidamada Faransiiska ayaa sabab uga dhigtay joojints howlgaladeeda Melleteri ee Maali Inqilaabka ay sameeyeen saraakiisha Melleteriga.


Emmanuel Macron ayaa isbuucii lasoo dhaafay sheegay in ciidamadiisa uu kala bixi doono Afghanistan haddii ay inqilaab kale uu dhaco.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items