Warbixin: Waa kuma hoggaamiyaha uu ugu doon doonista badanyahay Sirdoonka Yahuudda?

Sunday May 30, 2021 - 11:46:23 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbixin: Waa kuma hoggaamiyaha uu ugu doon doonista badanyahay Sirdoonka Yahuudda?

    Sirdoon maamulka Yahuudda ee loo yaqaan Mossad ayaa kamid ah sirdoonnada caalamka ugu halista badan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sirdoon maamulka Yahuudda ee loo yaqaan Mossad ayaa kamid ah sirdoonnada caalamka ugu halista badan.



Wuxuu fuliyaa howlgallo qarsoodi ah oo uu ku dilo saraakiisha kooxaha muqaawamada Falasdiin ee halganka uga jira dhulalka barakaysan.

Dhowaan sirdoonka mossad wuxuu iclaamiyay magaca shakhsiga ay ugu doon doonista badanyihiin oo ah hoggaamiyaha Kooxda Cizudiin Al Qassaam.

Halkan ka daawo warbixin arrinkaas ku saabsan

Related Items