Ciidamada Taliban oo qabsaday magaalo dhacda bartamaha dalka Afghanistan.

Saturday May 22, 2021 - 12:05:04 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Taliban oo qabsaday magaalo dhacda bartamaha dalka Afghanistan.

    Wararka ka imaanaya dalka Afghanistan ayaa sheegaya in xoogaga jihaadiga ah ay isku ballaainayaan degmooyin iyo deegaanno katirsan wadankaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya dalka Afghanistan ayaa sheegaya in xoogaga jihaadiga ah ay isku ballaainayaan degmooyin iyo deegaanno katirsan wadankaasi.


Ciidamada Imaarada Islaamiga ah [Taliban[ ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynt degmada Jalrez ee dhacda bartamaha Afghanistan.

Afhayeen u hadlay xukuumadda camiilka Kabul ayaa xaqiijiyay in ay gacantooda ka baxday magaaladan oo katirsan gobolka Meydan Wardak ee bartamaha Afghanistan dhaca.

ilo wareedyo ayaa sheegaya in dagaalyahannada Taliban ay albaabada u taaganyihiin illaa 5 magaalo oo xarumo u ah gobollada waaweyn ee wadankaasi.


Is fidintan ay sameynayaan Jihaadiyiinta Taliban ayaa imaanaysa xilli ay ciidamada shisheeye iyo kuwa Mareykanka ay wadaan dib ugurasho ay Afghanistan ku faarujinayaan.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items