Daawo: Sida looga ciiday degmada Saakoow ee Jubbada dhexe.

Wednesday May 12, 2021 - 11:33:08 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Daawo: Sida looga ciiday degmada Saakoow ee Jubbada dhexe.

    Kumannaan dad ah ayaa isugu soo baxay Musalle weyn oo ku yaalla degmada Saakoow ee wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka kuwaas halkaas ku tukaday labada rukco ee salaadda Ciidul Fidriga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kumannaan dad ah ayaa isugu soo baxay Musalle weyn oo ku yaalla degmada Saakoow ee wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka kuwaas halkaas ku tukaday labada rukco ee salaadda Ciidul Fidriga.


Dadka reer Saakow ayaa ciidan ka duwanaa ciidihii hore iyadoona Musallaha uu buux dhaafiyay dadka taas oo muujinaysa tirada umadda maanta ku ciiday gudaha degmada.

Dadka ku ciiday maanta Saakow waxaa kamid ahaa kuwa aan waligood ku ciidin magaalo ay gacanta ku hayso xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab islamarkaana aan ku tukan goob musalla, waxayna si farxad leh maanta ula ciideen walaalahooda Muslimiinta ah.

Hoos Ka Daawo Sawirrada.












Related Items