Sawirro: Dad Yahuud ah oo ku dhintay duqeymaha Muqaawamada ee Falasdiin.

Tuesday May 11, 2021 - 17:22:45 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Dad Yahuud ah oo ku dhintay duqeymaha Muqaawamada ee Falasdiin.

    Xoogaga muqaawamada Falasdiin ayaa weeraradii ugu cuslaa ku qaaday magaalooyinka ay ixtilaalka ku deganyihiin dadka Yahuudda Sahyuuniyadda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoogaga muqaawamada Falasdiin ayaa weeraradii ugu cuslaa ku qaaday magaalooyinka ay ixtilaalka ku deganyihiin dadka Yahuudda Sahyuuniyadda.


Wararka ka imaanaya Falasdiin ayaa sheegaya in ugu yaraan 2 qof oo Yahuud ah ay dhinteen halka 50 kale ay dhaawacyo soo gaareen kadib markii boqolaal madfac lagu garaacay magaalada Casqalaan.

Saraakiisha caafimaadka Yahuudda ayaa sheegay in dadka ku dhaawacmay sawaariikhda muqaawamada ay xaaladoodu aad uliidato.

Afhayeen uhadlay garabka melleteri ee Xamaas ayaa sheegay in 5 daqiiqo gudahood ay ku rideen 127 madfac ayna sii wadi doonaan weerarada ay ku beegsanayaan Yahuudda.


Golaha wasiirrada 'Israel' ayaa kulan degdeg ah oo ay yeesheen ku sheegay in ay sare uqaadi doonaan weerarada xagga cirka ah ee ka dhanka ah muslimiinta ku dhaqan magaalada Qaza.





Related Items