Sawirro: Beelaha Wilaayada Islaamiga Galguduud oo Gurmad gaarsiiyay Bacaadweyne.

Saturday May 08, 2021 - 18:57:20 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Beelaha Wilaayada Islaamiga Galguduud oo Gurmad gaarsiiyay Bacaadweyne.

    Mas'uuliyiin ka socday wilaayada Islaamiga Galguduud iyo Odayaasha dhaqanka beelaha wilaayada ayaa socdaal ku tagay degmada Bacaadweyne ee gobolka Mudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mas'uuliyiin ka socday wilaayada Islaamiga Galguduud iyo Odayaasha dhaqanka beelaha wilaayada ayaa socdaal ku tagay degmada Bacaadweyne ee gobolka Mudug.

Kolonyo gaadiid ah ayaa Bacaadweyne gaaray kuwaas oo siday gargaar ay ugu talagaleen qabaa'illada dega degmooyin iyo deegaanno katirsan Galguduud.

Shacabka reer Bacaadweyne ayaa loo qeybiyay dhar loogu talagalay in ay ku ciidaan iyo Kutubada Qur'aanka Kariimka, Odayaasha iyo waxgaradka deegaanka ayaa si diirran usoo dhoweeyay hadiyadda uga timid walaalahooda reer Galguduud.

Ciidamada wilaayada Islaamiga Mudug ayaa la wareegay Bacaadweyne horraantii bishan Ramadaan kadib markii ay isaga firxadeen ciidamadii maamulka Galmudug ee halkaas ku sugnaa.




































Related Items